Recent News

President welcomes progress on establishment of local administration in Hiiraan

President welcomes progress on establishment of local administration in Hiiraan

| November 12, 2013 | 0 Comments

His Excellency President Hassan Sheikh Mohamud today praised the progress towards building a local administration in the central Somali region of Hiiraan. “We have had a high-level team from the Ministry of Interior working hard in Beledweyne for the past six weeks and I congratulate all parties for the progress they have made, overcoming differences [...]

Continue Reading

HORMUUD TELECOM FOUNDATION IYO JAAMACADA BANAADIR OO DHAKHAATIIR U DIRAY JOWHAR

HORMUUD TELECOM FOUNDATION IYO JAAMACADA BANAADIR OO DHAKHAATIIR U DIRAY JOWHAR

| November 12, 2013 | 0 Comments

Munaasabad Gurmad loogu dirayey dadka ay fatahaaduhu saameyeen ee degan Gobolka Shabeelada Dhexe gaar ahaan Magaalada Jowhar laguna Sagootinayey Dhaqaatiir iyo arday wax ka barata Jaamacadda Banaadir qeybteeda caafimaadka kuwaasoo ka qeyb-gali doona hawla gurmad caafimaad loogu sameeynayo dadka degan magaalada Jowhar ee ay asiibtay fatahaada webiga shabeelle. Mashruucaan waxaa soo abaabulay oo iska kaashaday [...]

Continue Reading

Faah faahin Dheeraad ah oo ka soo Baxaysa Muranka u Dhaxeeya Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’iisul Wasaarihiisa.

Faah faahin Dheeraad ah oo ka soo Baxaysa Muranka u Dhaxeeya Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’iisul Wasaarihiisa.

| November 12, 2013 | 0 Comments

Iyadoo Maalmihii u dambeeyayba ay jireen Warar isa soo tarayay oo sheegayay inuu jiro Khilaaf u dhaxeeya Madaxweynaha dawladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaare Cabdi faarax Shirddoon ayaa waxaa Arrimahaas ka hadlay qaar ka mid ah Xildhibaanada barlamaanka Federaalka Soomaaliya. Ra’iisul Wasaarihii ee Soomaaliya Dr Cali Khaliif galayr oo la hadlayay baahinta [...]

Continue Reading

President sends condolences to the victims of tropical cyclone in Somalia

President sends condolences to the victims of tropical cyclone in Somalia

| November 12, 2013 | 0 Comments

His Excellency President Hassan Sheikh Mohamud today sent his personal condolences to those affected by the devastating tropical cyclone that has hit Somalia. “My thoughts and prayers are with all the families who have suffered terrible losses after this natural disaster,” the President said. “I call on all Somalis here and in the diaspora to [...]

Continue Reading

Cabdulaahi Shiikh Xasan Caddow ( Ashhad ) iyo Cabdulaahi Maxamed Caddow oo Codkooda  ku Biiriyey Joojinta Dagaalada iyo Fatahaada Webiga.

Cabdulaahi Shiikh Xasan Caddow ( Ashhad ) iyo Cabdulaahi Maxamed Caddow oo Codkooda ku Biiriyey Joojinta Dagaalada iyo Fatahaada Webiga.

| November 11, 2013 | 0 Comments

Cabdulaahi Shiikh Xasan  Caddow (Dr.Ashhad ) iyo Cabdulaahi Maxamed Caddow  oo ka mid Siyaasiyiinta ka soo jeeda Gobolka Shabeelada Dhexe ayaa waxay ka hadleen dagaalo ka soo Cusboonaadey Gobolka iyo fatahaada Webigga Shabeelle kuwaa oo geystey  Dhibaatooyin kala duwan , waxayna  u soo jeediyeen Waxgaradka , Odoyaasha , Siyaasiyiinta Culimada iyo Qaybaha kala duwan ee [...]

Continue Reading

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa Booqasho ku Tegay Isbitaalka Madiina iyo Hotelka maka Al Mukarama

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa Booqasho ku Tegay Isbitaalka Madiina iyo Hotelka maka Al Mukarama

| November 10, 2013 | 0 Comments

Muqdisho,10, Nov, 2013…..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdi Farax Shirdoon “Saacid”ayaa booqasho ku soo kala bixiyey, qaar ka mid ah iskuulaadkii ay dib u howlgalisay Wasaaradda Horumarinta Adeega Bulshada, kuwaas oo qayb ka ahaa barnaamijkii la magac baxay Aada Dugsiyada, Hotel Maka-Almukarama oo qarax  lala beegsaday habeen hore, iyo Isbitaal Madiina oo [...]

Continue Reading

Xaaladda  Degaanka Suuqa Xoolaha oo Saaka Deggan Kaddib Iska Hor Imaad Xalay Halkaa ka Dhacay

Xaaladda Degaanka Suuqa Xoolaha oo Saaka Deggan Kaddib Iska Hor Imaad Xalay Halkaa ka Dhacay

| November 10, 2013 | 0 Comments

Wararka saaka naga soo gaaraya Degaanka Suuqa Xoolaha ayaa sheegaya in Xaalad degganaan ahi in halkaasi ka jirto ka gadaal markii habeenimadii xalay ahaa uu halkaa iska hor imaad uu ku dhex maray Ciidamo ku sugnaa Xerada Maslax iyo Koox dableey ah oo Fariisinkaas weerar ku soo qaadday. Dadka degaanka ayaa inoo sheegay in ay [...]

Continue Reading

Qamaarka Siyaasadeed ee ka jira Villa Somaaliya  !

Qamaarka Siyaasadeed ee ka jira Villa Somaaliya !

| November 10, 2013 | 0 Comments

Markii la doortey Dowladda uu Madaxda ka yahay Madaxweyne Xasan Shiikh Sannad ka hor waxay dadka Soomaaliyeed ay ahaayeen kuwo si aad u soo dhaweeyey Dowladaas, iyagoo Rajo Wanaagsan ka muujiyey in Isbedel weyn oo Siyaasadeed uu Dhici doono gaar ahaan Xaaladda Soomaaliya mar haddii Hogaankii Dalka loo dhiibey qof si aad ah ugu soo [...]

Continue Reading

Ra’iisul Wasaare Disaliin oo Sheegay in Itoobiya ay kuu Biirayso Hawl Galka Amiosm.

Ra’iisul Wasaare Disaliin oo Sheegay in Itoobiya ay kuu Biirayso Hawl Galka Amiosm.

| November 10, 2013 | 0 Comments

Kulan ay wada qaateen Ra’iisul Wasaaraha Ethopia Hayla Mariam Desalin iyo Madaxweyne ku Xigeenka Dalka Kenya Wiliam Roto ayay kaga hadleen ammaanka Gobolka. Labada Mas’uul ayaa aragti mideysan ka qaatay khatarta sii badanaysa ee dagaalyahanada Xarakada Shabaab ay ka wadaan Dalalka Bariga Afrika iyagoona isla qaatay in si wadajir ah ayn uga shaqeeyaan ammaanka Gobolka. [...]

Continue Reading

Magaalada Nayroobi oo uu maanta ka Dhacayo Kulan Looga hadlayo Xaaladda Qaxootiga Soomaalida ee Dalka Kenya

Magaalada Nayroobi oo uu maanta ka Dhacayo Kulan Looga hadlayo Xaaladda Qaxootiga Soomaalida ee Dalka Kenya

| November 10, 2013 | 0 Comments

Sida ay qortay Jariidada Daily Nation ee Carriga kenya waxaa la Filayaa in Maanta magaalada nayroobi uu ka dhaco Shir Seddax Geesood ah oo looga hadlayo ama lagu saxiixayo Sidii Qaxootiga Soomaalida dib loogu celin lahaa Dalkooda. Shirka maanta la filayo inuu ka Furmo magaalada nayroobi ayaa waxaa ka qayb galaya Wadamada kenya Soomaaliya iyo [...]

Continue Reading